Xildhibaan goor dhow ku geeriyooday Isbitaal ku yaalla Turkiga oo uu ku xanuunsanaa

Madaxweynaha Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa ka tacsiyeeyey geerida Alle ha u naxariistee Xildhibaan Daa’uud Nuur Muuse oo ka tirsanaa Baarlamanka Puntland kaasoo maanta ku geeriyoodey dalka Turkiga. Alle naxariistii Janno haka waraabiyee Marxuum Daa’uud Nuur ayaa la sheegay inuu muddo ku xanuunsanaa dalka Turkiga geeridiisa ka hor. Madaxweynaha Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni … Continue reading Xildhibaan goor dhow ku geeriyooday Isbitaal ku yaalla Turkiga oo uu ku xanuunsanaa